Haween badan oo lagu dilay Ceel Afweyne iyo ragii dilay qaarkood oo la qabtay

Deegaanka Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag waxaa wali ka taagan colaad la xalin waayay oo u dhaxeysa labo beelood oo halkaasi wada dega, colaada ayaana marba marka ka dambeysa wajo cusub sii yeelaneysa. Maleeshiyaad hubeesan ayaa shalay deegaanka Ceel Afweyn ku dilay 7-qof oo shacab ah oo afar kamid ah dumar ahaayeen , dilkan ayaana … Continue reading Haween badan oo lagu dilay Ceel Afweyne iyo ragii dilay qaarkood oo la qabtay